Sidee loola dhaqmaa madaxda Ukraine ee Musuq maasuq lagu qabtaa [Sawirro]

Wadanka Ukraine ayaa waxaa ka jirto sharci dalkaasi uu ogolaanayo in meelaha qashin qubka lagu rido madaxda dalkaasi, haddii lagu qabtaa inay galeen Musuq maasuq.

Sharcigaasi ayaa ah mid dad badan ay ku dhaceen, waxaana madaxda dhamaantood la geeyay goobo qashinka lagu daadiyo, iyadoo madaxda lagu ridayo kadibna sawirro looga qaadayo.

Dadweyne badan ayaa taga goobaha qashinka la dhigo haddii ay ogaadaan in masuulkooda uu musuq maasuq galay, iyadoo madaxda lagu ridayo goobaha qashinka ay sawirro ka qaataan.

Hoos ka daawo madax sharcigaasi uu qabtay.