Mustafa Cagjar oo MD Farmaajo ku soo dhaweeyay Adis Ababa [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Adis Abababa ee dalka Itoobiya waxaana halkaas Ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali state Mustafa Muxumu Cumar.

Soo dhaweynta Madaxweynaha loo sameeyay ayaa aad uga duwaneed kuwii hore waxaan maluuliyion Sare oo ay kaid ahaayeen Mustafa Muximud Cumar iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Etoobiy.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Adis Ababa uga qaybgelaya shir looga hadlayo arimaha gobalka iyo hormarka laga gaaro nabadaynta