Michael Keating oo booqday Iskuulo ku yaal Muqdisho [Sawirro]

Wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta booqday Iskuulo Ku yaal magaalada Muqdisho kuwaas oo ay wax Ku bartaan dadka araga la,.

Iskuulka Alnuur oo ay dhigtaan arday badan oo araga la,a ayuu maanta booqday isaga oo mid mid u galay dhamaan qolalka dugsiga Lana kulmay macalimiinta iho ardayda kana xog waraystay caqabadaha haysta iyo sida ay tahay waxbarashadoodu.