MD Farmaajo oo u amba baxay itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka ambabaxay magaalada Muqdisho isaga oo kusii jeeda Magalada Adis-ababa ee dalk itooniya halkaas oo uu uga qaybgelayo Shir ay yeelanayaan Madaxda Urur gobaleedka IGAD oo maanta furmaya.

Shirkaaan ay yeelanayaan Madaxda Urur gobaleedka IGAD aya ka duwan kuwii hore waxaana uu kusoo aaday iyada oo isbedelo xoggan ay ka socdaan gobalka Geeska Africa kaas oo ay soo dhaweysay dunida oo dhan.

Safarkaadaxweynaha waxaa Ku wehlinaya ayaa waxaa Ku wehlinayay Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Xuluumadda fedraalka Soomaaliya waxaana ay goobjoog ka noqon doonaan shirkaan.