Hambalyada ciidul Fitriga ee shabakdda ILO News

Maamulka iyo saxafayiinta shabakada ILO News waxay hambalyada ciidul fitriga la wadaagayan dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan bulsho weynta soomaaliyeed.

Waxaan idiin leenahay ciid wanaagsan sanadkaan kiisa kale alla hanagu gaarsiiyo caafimaad iyo camal suuban.

Dhamaan sida looga ciidi doono Caasimada iyo magaaloyinka soomaaliya iyo wadamada deriska ah berri ayaan idiin soo tebin doona insha allah.

Ciid Wanaagsan.

ilonews.net