Eritrea oo 10 sano kadib ka qayb gelaysa Shirarka IGAD

Eritrea ayaa markii ugh horaysay 10-sano kadib waxa ay ka qaybgelaysaa Shirka urur gobaleedk IGAD oo maanta ka furmaya Magaalaga Axis Ababa ee dalka Itoobiya waxaana tegaya wefdi metelaya dowladooda.

Dowladd eritrea ayaa shirkaan aan ka qaybgelin 10-kii sano ee ugu dambeeyay waxaan dadaalo nabadeed oo ka dhacay gobalka ay sahleen in la xaliyo tabashoohinka dowladda eritrea oo dagaal dad badani ay Ku dhinteen uu dhex maray.

Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Urur gobaleedka IGAD ayaa Shir gaar ah waxa ay Ku yeelanayaaan Itoobiya iyaga oo soo saaraya baaq ay Ku dalbanayaan in cuna qabatayna laga qaado dowladaha eritrea iyo Soomaaliya oo cuna qabatayn dhinaca hubka ah ay saarantahay.